Connect with us

somalilandtoday.com

Ugaaska Guud Ee Jamhuuriyada.

Articles

Ugaaska Guud Ee Jamhuuriyada.

In yar baan bulshada u saxayaa ugaas Axmad Cali_Mahdi waa ugaaska guud Ee jamhuuriyada Somaliland waanu U qalmaaye sidaa bulshadu hawlasocoto.

Ha odhanina Ugaska guud Ee beelaha Arab laakiin waxa tidhaahdaan ugaaska guud Ee jamhuuriyada somaliland Oo ha ku soo koobina Beelaha Arab Oo kaliya waayo ugaasku waa Nin matalikara somaliland Oo dhan.

W/q: Xasan Karuur

xasankaruur55@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top