Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidammada Maamulka Puntland Oo Dilay Taliyihii Millatariga Deegaanka Taleex Ee Somaliland

focus

Ciidammada Maamulka Puntland Oo Dilay Taliyihii Millatariga Deegaanka Taleex Ee Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Taliyihii ciidanka Millatariga Taleex ee Somaliland Saleebaan Cabdi Caatay ayaa geeriyooday kaddib markii isaga iyo saraakiil kale oo ka tirsan gobolka ay si kedis ah iyagoo safar ku jira ugu tallaabeen dhanka maamul gobolleedka Puntland ee aagga God-qaboobe.

Taliyaha iyo saraakiishii la socday markii ay u tallaabeen dhanka Puntland ayaa waxaa soo rasaaseeyay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland waxaana halkaasi ku geeriyooday taliyaha kaddib markii gaadhigii ay saarnaayeen la qallibmay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top