Connect with us

somalilandtoday.com

Waa La Qaybsaday Komishanka Xuquuqal Insaanka Kuraastooda

Articles

Waa La Qaybsaday Komishanka Xuquuqal Insaanka Kuraastooda

Sidaan Wada ognahay Waxaa dhawaan Labaahiyey boosaska kuraasta Komishanka Xuquuqal Insaanka ,Waxaa u Tartamay Dad aad ubadan oo Gaadhaya 130 Qof hadaba Gudigii Soo Xulista Komishanka Xuquuqal Insaanka Waxaa kagacaabay Badankooda Madaxwaynaha hadababa Waxaa dhawaan labaahiyey Warbaahinta Dalka Magaacbis usameeyey Madaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Oo Ku magaacabay Dad aan Asal ulahayn Xuquuqal l Insaanka oo Keel laga Keenay To on a Aan garanayn iyo. Soda ayku imaadeen.

Waxaa ka mid Ahaa Dadka apply greeyey

Dadbadan oo Master ah oo

Dabadan oo Waayo aragnimo haysta Igu Yaraan 25 sank

Dadbadan oo ka shaqeeya Xuquuqal Insaanka .

Dadbadan dhuuc Walba

Leg.
Hadaba sida laga wada dharagsanygay waxaa iska caf soda loolakala reebay Ama lookala xushay in Ay tahay Hab Musuq Ah iyo Hab Beelaysan Taasi Waxay dhbada urioxaysaa in Cadaalad in shaqo Maanta Daartu ka Tahriibaysay Ay Soo Noolaato in somalilandtii LA wada lahaa meesha ka baxdo oo LA Waayo

In midnimaada umadu meesha ka baxdo si Taas looga bad baado waa in Dib loogu noqdaa habka kala saaristaa

Waxaan Madaxwaynaha iyo Gudiga farayaa Waxaan Ku kacdeen Cadaalad daro Sidaad daradeed imika iyo barhiba anagu Ma Aqoonsanin Gudiga Komishanka Xuquuqal Insaanka sidaas dardeed waa in soda igu Dhakhsaha badan dib loogu noqdaa Doorashadii Xubnaha Komishanka

Hadii dib loogu noqon Waayo Waxaan idiin sheegayaa in Cadaaladii meesha ka baxday in wada lahaanshiyihii mesha ka Baxay

Somaliland LA wada leeyahayna aysan Jirayn

Gudiga Waxay kubkaceen Faldanbiyeed wayn

madaxwayuhuna Waa ka Daray isgaaba sii Waalay Hawsha

Dagbdag haloogu noqdo

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada

Rajab Ismail Salah

0634416899

rajab03@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top