Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Jabuuti Kaga Qeyb-galay Shirka Madasha Iskaashiga Afrika Iyo Shiinaha

focus

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Jabuuti Kaga Qeyb-galay Shirka Madasha Iskaashiga Afrika Iyo Shiinaha

(SLT-Jabuuti)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa gaadhay magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kaga qeyb galayo Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=Cs5OBJDvhs8

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top