Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ka Soo Jeeda Bariga Burco Oo Taageeray Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis, Beeshiisana Ugu Baaqay Inay Isku Yimaadaan Shir Deg-deg Ah Oo Ka Dhan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

focus

Xildhibaan Ka Soo Jeeda Bariga Burco Oo Taageeray Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis, Beeshiisana Ugu Baaqay Inay Isku Yimaadaan Shir Deg-deg Ah Oo Ka Dhan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Burco)-Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Obsiiye oo ka mid golaha deegaanka Degmada Burco ayaa si weyn u bogaadiyay qodobada ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis ugu soo dhammaaday Buurta Gacan-libaax, waxaanu sheegay inay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi samaysay cadaalad-darro badan oo dhinaca saami-qaysbiga iyo maamulka ah.

Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Obsiiye ayaa beeshiisa ugu baaqay inay isku timaado shir deg-deg ah oo ay aayaheeda kaga tashanayso, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top