Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Jarmalka Oo La Filayo In Uu Isku Casilo Arrimaha Qaxoontiga

focus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Jarmalka Oo La Filayo In Uu Isku Casilo Arrimaha Qaxoontiga

(SLT-Berlin)-Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Jermalka ayaa lagu soo warramayaa in uu iskudayay in uu is casilo intii uu socday shirka xisbigiisa CSU, isaga oo arrintaas ku sababeeyay in isaga iyo hogaamiye Angela Merkel ku kala aragti duwanyihiin siyaasadaha soogalootiga.

Xisbiga wasiirka arrimaha gudaha ayaa ka mid ah isbahaysiga ka arrimiya Jarmalka, wuxuuna dabada ka riixayay in la adkeeyo qaabka loo wajaho dadka magangalyo doonka ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top