Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaalyahano Ka Tirsan Boko Haram Oo Isku Dhiibay Ciidammada Dalka Nigeria

focus

Dagaalyahano Ka Tirsan Boko Haram Oo Isku Dhiibay Ciidammada Dalka Nigeria

(SLT-Nigeria)-Militariga Nigeria waxay sheegeen in ugu yaraan 32 dagaalamayaal oo ka tirsan ururka Boko Haram ay isku dhiibeen ciidammadooda ku sugan deeganno kala duwan oo ka tirsan Waqooy galbeed dalkaasi.

Waa kooxdii ugu dambaysay oo ka tirsan Maleeshiyaadka Boko Haram oo isku dhiibo dowladda.

Waxayna arrintani imaanaysa xilli militariga Nigeria ay sheegeen inay dileen 5 kamid ah dagaalyahanada horraanii toddobaadkan.

Lix bilood ka hor ayay ahayd markii 1,000 dagaalamayaal oo Boko Haram ka tirsan ay isku dhiibeen ciidammada ku sugan herada Chad.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top