Connect with us

somalilandtoday.com

Abdirahman Artan Oo Hambalyo U Diraya Shirka Beelah Garxajis Ee Ku Soo Gebogeboobay Buurta Gacan Libaax.

Articles

Abdirahman Artan Oo Hambalyo U Diraya Shirka Beelah Garxajis Ee Ku Soo Gebogeboobay Buurta Gacan Libaax.

Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo ka beelaha garxagis ee ku dhaqan dalalka scandinaviankawaxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa shirka garxajis ee gebobebada ku dhaw ee ka socgay Buurta Gacan libaax ee bilicda san.

waxaan ugu mahad celinayaa dhamaan oday dhaqameedka siyaasiyiinta aqoonyahnka dhalinyarada Qurbajoogta u dhabar adaygtay inuu

shirkaa garxajis qabsoomo oo uu noqdo mid guul ku soo dhamaada nuxur lagu diirsadaana ka soo baxo, shirkaas oo lagu lafo guray isbedelada geeska Africa ka socda iyo danaha beesha oo aan muddo wada tashi qaran yeelan.

waxaanu aad u soo dhawaynaynaa dhamaan ergooyinka lagu casuumay shirka garxajis ee ka kala yimid gobolada iyo degmooyinka somaliland.

Shirka garxajis waa guul u

soo hoyatay beesha garxajis iyo dhamaan jamhuuriyada somaliland,

A I Artan

ari.artang2@gmail.com.

Finland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top