Connect with us

somalilandtoday.com

Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigtay Tirada Dadka Ku Barakacay Dagaalka Tuka-raq, Kana Dayrisay Xaaladda Ka Taagan Deegaankaasi

advertise

Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigtay Tirada Dadka Ku Barakacay Dagaalka Tuka-raq, Kana Dayrisay Xaaladda Ka Taagan Deegaankaasi

(SLT-Hargeysa)-Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Peter De Clerk ayaa sheegay in xiisadda ka taagan degaanka Tukaraq darteed ay u barakaceen dad ka badan 12 kun oo qof.

Mr. De Clerk ayaa ugu baaqay labada dhinac ee isku horfadhiya degaankaasi ay ka fogaadaan gacan ka hadalka, taasoo buu yidhi keeni karta qalalaase bani’aadminnimo.

Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Peter De Clerk ayaa arrimahan kaga hadlay waraysi uu siiyey idaacadda VOA, Halkan hoose kaga boggo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top