Connect with us

somalilandtoday.com

Jahwareerka Doorsshadu Reebtay Iyo Aafadii Qabyaalada Sideebaa Looga Bixi Karaa?

Articles

Jahwareerka Doorsshadu Reebtay Iyo Aafadii Qabyaalada Sideebaa Looga Bixi Karaa?

Somaliland maaha Somalia, hargeysina maaha muqdisho,muddo 27sannadood ayay somalilan-tani ku caanno maalaysay nabad iyo badhaadhe ayna haysan walaalaha koonfureed. Haa.

Muddada iyada ah waxa ay samaysansyay nidaam iyo system.aabihii somaliland ayaa ahaa caqliyadii ugu weynayd ee sababta u noqotabsysay Kala dejinta iyo system u samaynta ama nidaam fiican, iyo dawladnimo ,wadadeeda la qaado .wallow yaan la gaadhinbee .

Wuu geeriyooday cigaal,Isaga oo LA jecelyahay,aduunkiibuu ka baxay isaga oo loo hamuum qabo, deedna . waxa xaggiisii kasii waday rayaale. Kaas oo ku guulaystay inuu gaadho xadduudaha dalka.

Silaanyaa yimid waxooga horumaruu sameeyey,intii yarayd ee hore , balse qabyaalad iyo aafo dhan ayuu isaguna reebay jahwareerkii LA galay ilaa eegga waataa laga bixi laayahay.

Ilaa AL aankan jahwareerka iyo mushkilaadka ugu weynina, waa qabyaalad iyo aafadeeda ,iyo WAxa ay doorashadu inagaga tagtay, somalilandtana wax ka maqan majiraan aan ahayn caddaalad iyo sinaan.maanta waa xilli ay tahay in ay ilaahooga ku mahadnaqaan oo ay u shukriyaan balse waxa ka dhimana ay Dib u eegaan oo ay isku noqdaan.

Haddaba intaad nicmada Ku shukridaan oo ilaahiina usujyudaan, hala saxo qalooca yar ee jira, runtii soomaaliya iyo koonfur inkastoon nabadooda LA jecelahay dawladnimo kama dhawa waxna mayaalaan ,waa xaqiiqda Haddad doonasaan, somalilanda waxaan urejaynayaa guul iyo in ay madaxdoodu gartaan waxa ka qaloocan..

In ay gartaan .dadka cabanaynaya cabashadooda Dib loo eeggo Mar walibana LA isasaxo, kolay annigu maqaaladaydu WA maqaalo aragtiyo ku dhisan waxayguna qabyaalad maaha in badan dadka emailka iisoo diraa waxa ay ii sheegaan inaan qoro maqaalo wanaagsan oo saliima Marka ay ka akhristaan mareegayaasha ay hadhwanaagna ku jirto way mahadsanyihiin salaam

Hamseriraash@hotmail.Com Hamse riiraash.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top