Connect with us

somalilandtoday.com

Raali-gelin Ku Socota Akhristeyaasha Shabakadda Somalilandtoday

focus

Raali-gelin Ku Socota Akhristeyaasha Shabakadda Somalilandtoday

(SLT-Hargeysa)-Maamulka sare iyo howl-wadeenada Shabakadda caalamiga ah ee Somalilandtoday waxa ay ka raali-galinayaa akhristayaasha sharafta badan muddadii 24 saacadood ku dhawayd ee uu hawada ka maqnaa, iyada oo ay shaqo iyo ballaadhin ka socotay.

Waxa uu sidoo kale Maamulka sare Shabakadda Somalilandtoday akhristayaashiisa ugu bushaaraynayaa in si joogta ah idiin kugu soo gudbin doono wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamkaba, warbixino iyo barnaamijyo xiiso badan.

Ugu dambeyntii markale waxaanu akhristayaashayada ka raali-galineynaa muddadaa aanu hawada ka maqnayn.

Wabbillaahi Towfiiq.

Maamulka Sare warbaahinta Somalilandtoday

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top