Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo La Ilmeeyey Cadaalad-darro Ay Samaysay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

focus

DAAWO: Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo La Ilmeeyey Cadaalad-darro Ay Samaysay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

(SLT-Boorama)-Xildhibaan Xasan Axmed Caynaan oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ayaa xukuumadda Somaliland ku dhaliilay sida ay ugu gurmatay dadkii ay saamaysay duufaantii ku dhufatay gobollada galbeedka Somaliland, waxaanu la ilmeeyay cadaalad-darro uu sheegay inay ku kacday xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top