Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Anigu Ganacsade Ayaan Ahaan Jiray….” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Bandhigay Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Shaqada

focus

DAAWO: “Anigu Ganacsade Ayaan Ahaan Jiray….” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Bandhigay Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Shaqada

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa ganacsiyo ay wada leeyihiin xukuumadda iyo shacabku, kaas oo lagu qabtay caasimadda Hargeysa maanta.

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka sheekeeyay waayo-aragnimadiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top