“Xukuumadda Uu Muuse Soo Dhisay Waxay Ka Kooban Tahay Beesha Dhexe Oo Keliya” Ex Wasiir Abgaal

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal ayaa dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa