Daawo: “Ciidamaddu Yaanay Cidna Isku Halayn Ninka Leh Mucaaradnimo Maha Taasi”. Siyaasiyiin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Shirjaraa’id Qabtay.

(SLT-Hargeysa) – Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga KULMIYE ee tallada dalka haya, ayaa ka hadlay eedaymaha ay Xisbiyada Mucaaridku u soo jeediyaan Xukuumadda, kuwaas oo ay kamid ahayeen. Hadalo ka soo yeedhay Xisbiga WADANI iyo UCID, siyaasiyiintan oo si jamaca maanta ula hadlaayay Saxaafadda maray shirjaraa’id ku qabteen Magaaladda Hargaysa Halkan hoose ka dhagayso hadaladoodi. 

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com