XISBIGII WADANI OO SI TOOS A………

WAAN  KA XUMAHAY- in ninkii  loo hanweynaa , isla markaana ah  masuulkii  saddexaad ee qarranka,  inuu ka xishoon waayey xeerakii iyo  sharciyadii uu wax ka curiyey- si xalaal ahna la rabbey inuu u gaadho  golaha guurtidda soomaaliland-si ay waajibkooda uga gutaan.

c

ARinta uu guddoomiyaha ku kacay waa calaamad cad oo muujinaysa in aan waxba lagu aamini karrin mr- cirro  iyo xosbigiida wadani oo xunbanaha yar ee baarlamaanka kaga jiraa ay caadaysteen- qarran dumisnimo haddana ay isu bedeleen BUDHCAD XEEREED.

Waxaan dhamaan shacabka soomaliland ee jecel dalkooda iyo dadkooda uga digayaa, ujeedada fog ee xisbiga wadin ah  ka soo horjeeda horumarka iyo badhaadhaha soomaliland, waxayna maalinba maalinta ka dambaysa  soo bandhigayaan midabkooda dhabta ah iyo ka soo horjeedida madax banaanida soomaliland- waxaa taa ka makhati ah hadaladii ka soo yeedhayey xildhibaanadooda – oo si cad u codsadey in soomaliland ay beesha caalamku soo farro geliso- taa macnahddu waxa weeye in UNISOM , ciidamo ka tirsan dalka la keeno , maadaama ay quus ka joogaan in AY guul ka gaadhaan doorashada dalka ka astaysan ee 2015ka.

SOMALILAND GUUL.

MAHAMUD MOHAMED JAMA.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..