Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyay Ciyaartoyda Qorilugud Iyo Wadaamo-goo.

(SLT-Burco) Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, ayaa agab dhar Ciyaareed ku wareeyaya xululka kubada cagta ee Wadaamo-goo iyo Qorilugud. Xildhibaan Bidhi oo wareejinta Agabkaas ka hadlaaya ayaa yidhi.

Waxan Maanta ku wareejiyay Siicid Dirir oo ka mid ah Odayaasha Degaamada Wadaamago iyo qorilugud Agab Sports oo kubada Cagta oo anu hore ugu balanqaday xulalka kubada cagta Magaaloyinka Wadaamago iyo Qorilugud .

DSC02852

“Waxan balanqadaya inan waxii an tari karo taro.sido kale tulo kasta iyo degmo kasta.meel kasta oo ka tirsan Togdheer inan caawiyo ayaa iga goan .ujedadaydi waa in sportska Togdheer U horumara .kuwa magaalada jooga iyo kuwa degmooyinka jooga waa inay haystan agabki uu bahnaayen” Sidaa waxaa yidhi Xildhibaan Mubaarik Bidhi.

Somalilandtoday/Burco/Office.