Xijaabka Oo Ka Qaybqaata nafaqaynta Timaha.

(SLT-Dubai)-Daraasado hore ayaa waxay sheegeen in timuhu ogsoojiin hadii aanay helin in ayna nafaqo helin, laakiin baadhitaan cusub oo la sameeyay ayaa lagu cadeeyey in hablaha xijaabta ay helaan ogsigiin si wayn uga qaybqaata nafaqaynta iyo koritaanka timaha

“Xijaabku maaha dhibtu, ee waa habka aad uladhaqantid timahaaga ama xaaladaada caafimaad ayey ku xidhantahay, ama xag jirkaaga caafimaadkiisa ama nafsiyadaada, kuwaas ayaa u keenaya in ay timahaagu daataan, kori waayaan, ama ay nafaqo uheli waayaan” ayay tidhi Raqiya oo kamid ah dhaqaariita Imaaraadka.

xij-300x164

 

Talooyinkii ay bixiyeen habalaha  dhakhaatiirta ee musiliimnta ay ayaa waxaa kamid ahaa

Bil kasta waa inaad iska jarta in yar oo caarada timaha ah, si ay u adkaadaan timahaagu. Waa inaad duugtaa timahaaga, tobanka farood intaad galisid ku warwareeji, sababtoo ah wuxuu caawiyaa dhiiga inuu si fiican umaro madaxa. waxyaabaha timaha lagu nafaqeeyo, wuxuu noqon karaa burcad, kariim  ama wax kale oo ka qayb qaata nafaqaynta timaha.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com