Xaqsoor, Kulmiye, Waddani La Sheeg Inay Noqdeen Xisbiyo Qaran . By. Axmed software

marka hore waxaan salamayaa dhamaan shabakadaha ku hadla luuqada afka somaliga
waxaanan idin leeyahay halkaas kaga haya shaqada adag ee aad haysaan intaas kabacdi waxaan sheegi lahaa saddexda urur ee u gudbaaya xisbi qaran uguna hadalhaynta badan markasta waa Xaqsoor, Waddani Kulmiye Markaa aad eegto saddexdan urur ee xibiyada u gudbaaya hadii eebe idmo waxa lagu qiimeeyay taageerada ay ka haystaan gobolkasta
saddexdan urur ee la hadal hayo adii eebe idmo inay u gudbaan xisbi qaran ayaa loo sababeeyay iyagoo laga taageersan yahay bari ilaa galbeedka somaliland

tani waa hadal hayntii dadwaynaha ee aynu sugno cida iskugu soo hadha natiijadda doorashadda barri dhacaysa ayaynu sugaynaa inshalah.

By. Axmed software

axmed22@live.com

+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com  Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah…..