waxqabad miise xaraash marxuum sheekhbashiir.

waad salaamantihiin kuligiin bahda warbaahinta somalilandtoday.

aad aad iyo baan uGu diirsaday maqaalka xaraashka golahii sheikh bashiir . dawladda hoose ee burco way iibisay. $900000kun marayka ah

laakiin dadwaeynaha waxa laga iibiyey waxaad lagudhisi wadoonyinka burco 13km mana hayno wax 3km ka badan oo weliba xaafada jidka afgooye laga sameeyey marunbaa mariyaa dilkiisa sheekhbashiir alle haw naxariistee lama aasin . dugsigiisii waalagubay eeburco. golishiisii waalaxaraashay ee molwaabaa. mise waa dagaal mayd iyo munaafaq waayo maxaa iskuulka tecnikada looxaraashi .

taasi waxay ila tahay jawaab dad baa leh skoolka technikadaburco *(reer baa leh ilaashada) waayo  lamina hungurayn xasuus dagaaalada sheikh bashiir 10 sana meelahaa.

1. lama gubin meel kale (dugsigs sheikh bashiir mooyee)

2 laguma dagaalamin sheekhbashiir taaladiisa mooyee

3 lama xaraashin  golishiiisa mooyee.

4 lama dillin lamina aasi waayin isaga mooyee sheehkbashiir

5 dawlada dhexe iyo dawladda hoose meel kale may khsraashin taalada mooye

5 taasi macne weyn bay dhali

images images