Waxan Canbaraynaya Xadhiga Wariye yaasha, Hoodo Maxamuud Nuur

Anigoo Magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur Hoodo Garays Waxan Canbaaraynayaa Xadhiga Wariye Maxamed Yuusuf Bakayleasqo

Anigoo Magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur Hoodo Garays isla markaana ka mid ah Xubnaha firfircoon ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid waxan halkan ka Canbaaraynayaa Xadhiga Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle ee maanta oo bishu tahay 16/10/2014 lagu xidhay Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerogaabo isagoo gudanaaya Hawlahoodii shaqo ee ay Qarankan u hayeen kaas oo aan leeyahay waa in sida ugu dhaqsaha badan Xoriyadooda loogu soo celiyo

Hoodo Maxamuud Nuur
Hargeysa Somaliland

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..