Waxaanu Tacsi U Diranynaa Dhammaan Reer Huseen Samatar Mumin( Reer Hussein Turub) gaar ahaan awlaadii iyo marwadiisa Saynab Abdi

Inna lillahi wa inna ilaihi raji’un

Waxaanu Tacsi U Diranynaa Dhammaan Reer Huseen Samatar Mumin( Reer Hussein Turub) gaar ahaan awlaadii iyo marwadiisa Saynab Abdi, geerida naxdinta leh eek u timid marxuum Nuh Hussein Samatar Mumin( Nuux Xuseen Turub) oo ku geeriyooday Dacarbudhuq, 7-dii October 2014.

Waxa tacsidan diraya eehelada kala jooga wadamada UK, Norway, Newzealand, Djibouti iyo Somaliland;

Cibaado Xaaji Aadan Cawed, Abdi Abdillahi Roble, Mohamed Hussein Roble, Ibrahim Mohamed Hassan, Ali Hussein Roble, Foosiya Mohamed Hassan iyo dhammaan Reer Hassan Guuleed, Abdillahi Mohamed Egaal, Amina Mohamed Egaal, Saeed Abdillahi Roble iyo dhammaan Reer Rooble Ali meel ay joogaanba.

 

t

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa dhammaantayo marxuumka inuu danbigiisa dhaafo qabrigana illaahay u nuuriyo, dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka

tegeyna samir iyo iimaan Illaahay kasiiyo. Aamiin. Aamiin.