Waxaan Aasanay Oo Dilnay Qiimihii Milgihii Iyo Sharaftii Hooyonimo Lakiin Umynaanaanu Tacsiayadayn Sidii Ay Inaga Mudnayd !

Xaalda Ka Muuqata Sawiradan Ma Fududa Inan Kugu Sifeeyo Kalmado Dhibaatada Iyo shaqalo la’aanta Dufuuraha adadag ee uu Maraayo dalkeenu waa shay loogu Garaabyo shaqalaanta haysta Dhalinyarda somaliland Waan ugu Garaabi karnaa Dawlada Dalka Ka Arimisa Laakiin Ugma Garaabi Karno Urugada Ka muuqata sawiraadan Waa Hooyo Noool Kuna nool Dalkeedii Iyo Dalkeedii Hadan Maraysa Duruufahan Is Huwan waa Hooyo Ku Nool Borama U Baxada kaliya si ay u hesho Quutka Anfaca Maalmeedlka qoyskeeda Ma xuma Waa geesinimo Waa Hal adayg waa Faan laakiin U fiirso waxay qababto Waxay Habeenkii oo wali madaw U kaldhaa Shaqo aan dhaamin dheelmaadkaaa dhibta Badan Waxay ka shaqo gashaa Dhismaha Fooq sagbad shub Waa shaqo ku adag Xataa raga Laakiin Hooyadan Hadii Calool adagy loo hadlo ah Geesiyadda Yaa u maqan Yay sugaysaa Yaa ka saraya Dhibkan Yaa ka Masuula Maxaan waydiiya Shubka ma saw waxaan suaala Wdada ay marto Rajy Qabtaa Maxay ku Hamidda Suaalo badan oo aan hayo iyo kuwa ka guuxa hoyadan maskaxdeda Yaa ka jawabi Kara ?

 keee

 

Hooyadan kale waa Hooyo Laxaad la Dhib ay ku tahay Xataa inay socoto Waa Hooyo cagala Lkn ma laa masakax ay kaga baxdo dhibka waxay haysaa 7 Cunug oo ay Koriso una kalahdo ilahay iyo hooyadood mooyane aan lahayn Cidkale oo Calooshooda og Hooyadan Markaad Argto Waxaa maskxadaad ku soo dhaxaysa Oohin Aaad moodid in idhahaagu Isu badaleen Cir soo dayaya waxaad aad uga naxaysa siday ugu adagtahay inay xataa iaydu is daryeesho lakiin wa hooyadda iyo abbaha qoys dhan Hooyadan Lafteeda yaa U Maqan Yay sugtaa Cidna Cidna Uma maqana Muhiim Maaha waxaad u tahay iyo ciday tahay lkn Muhiim waxaa ah in xataa Ugu Yaraan aad Duco Gaadhsiino

Waxaan Xsuusatay Cumar Binu Khadaab Oo leh” Wxaan ka baqanyaa in Hadii neef gel ihi ku Turun Turoodo Shaam waxaan ka Banayaa in lays waydiiyo” ismqdaya barbardhigayo Cumar kii alle ka raali noqday iyo Dadkii yimi 14 qarni Kadib laakin aaway Bani aadan nimadii Aaway inaasniyadii May dhimatay mise Way inoo soo socnaysaa

Kuli Madax iyo minjo Isma dhaano Kuligeen waxaan aasanay Qiimihii Milgihii iyo sharaftii Hooyonimo Lakiin Umaanu tacsiayadayn Sidii ay Inaga Mudnayd !

Ilahay Dadka Hogaankaana haynoo Barakeeyo Xqana haku simo kuwa dhibana dhibta haka saaro
Ilahay Dhibka Haka Saaro hooyoyinka Dhiban Ilahay Haw Gargaaro Insha Allah

Q.Siciid Xasan Maxamed

Facebook account Qore Sa’eed Hassan Moh’ed
https://www.facebook.com/Huzaah1