“Wax Kastaaba Sidii Loogu Talo-galay Ayay U Dhaceen” Komishanka Doorashooyinka Oo Hadda Warbaahinta La Hadlay.

(SLT-Hargeysa)-Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa hadda warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee KDQ. Waxaanay farriimo u direen dadwayne kala duwan.