Wasiirka Waxbarashadu Maaha Inuu Ku Ololeeyo Qabyaalad…W/Q Muuse Aw Xasan

waxan marka hore ILAAHAY uga rajeeynayaa in SOMALILAND  doorashadu si nabad iyo caano  xaq iyo cadaalad inoogu soo gebagebeeyo.

dhalinta somaliland waxan u gudbinayaa in ay ka fogaadaan fitna adeegsiga siyaasiga qaldan  ee salaanka u isticmaalaya.u codee xusbiga aad u aragto
isbedel badbaado nololeed iyo cadaalad in uu DALKA IYO DADKAN U WADO.
WASIIR CABDILLAAHI DHEERE WSIIRKA WAXBARASHADA EE SOMALILAND.
=============================================================.


0); font-family: Calibri, Helvetica, sans-serif; font-size: 16px;”> wasiir maca ixtiraam wa taqdiir

waxan kuu aqaanay nin aragti fog , nin jaamici ah lafoole ka qalinjebiyey,
nin waayo aragtinmo nololeed leh , nin caqli fiican , garasho , iyo geesinimo,
nin tobaneeyo sano xoghaye gollaha guurtida ahaa (secratary of eder house).
nin ka soo jeeda hoygii nabada, xadaaradii Adal, hoygii waxbarashada, iyo
hoygii wax soosaarka beeraha iyo bada.
waxa isku kay qabanwaayey cabdillahi oo ah wasiirka waxbarashada barbaarta mustaqbalka ee beri  isagoo bulsho soo urursaday hool iskugu keenay dumar iyo wiilal wakhtiga waayuhu u cusub yahay oo ah mustaqbalka Awdal gaar ahaan guud ahaana Somaliland, ku tiraabaya reer hebel inagama badna, abtiyaaladay baa la soo ururiyey ee tolkay may ahayen, hebel iyo hebela ayaa reerkeena ah oo taariikh
qabiil leh.maqaalad hore oo cabdillaahi ku tiraabay camuud reer hebel baa loogu ololeeyaa. cajiib,
ABTI,
waxad tahay wasiirkii aqoonta, wax barashada iyo barbaarta, waxadtahay warshadii  wax soo saarka bulsho aqoon iyo xirfad leh, maska fayaw ka hufan qabiil wax dhista      
mugdiga iyo jahliga qabiil la dagaalama, ma aha adoo wasiir waxbarasho in aad
qabiil calanka u lusho, taas SALAADIINTA U DHAAF  kafkaaga, hankaaga ma aha.
taariikhdu waa kayed ninwalbana soft ware kaa  wuxuu ku kayedsado waa xasuus kayed jiilka jiilkiisa.LA SHAQAYENTII GOLLAHA GUURTIDA OO AH KAABAYAASHA QABIILADA LA SHAQAYENTOODII BAA KU JIITAY EE WASIIR WAXBARASHADAAD TAHAY.
wasiir, taariikh madow ku ah bulshada awdal oo xakammaysnayed mudo 24 sano ah baad ku dhiiratay in aad manhajka sooyaalka HISTORY ku dartid waa SNM,
wasiir ma ku dartay taariikhdii halgamihii AXMED GUREY ee XEEB JIRE GADABUURSI,
gumaysiga dabka ka mamnuucay ee ku kalifay hilibka qaydhiin in ay cunaan.
taariikhdii BUUNI DHAW IYO LIXDANKII KU XIGEENKII BAARLAMAANKII SOMALIYA, taariikhdii XAJI IBRAAHIM NUUR ee  lixdankii 26june 1960 xornimada maanta an ku doodayeno soo qaaday, ma ku dartay boqortooyadii
GADABUURSI EE ADAL EMPIRE,QARNIYADII 12 naad.geesiyadii CABDIRAXMAAN SAYLICI IYO AXMED DIIDE NINKII SOMALIYEED EE QABIILKA GADABUURSI U HOREEYEY EE BAARLAMANKA
FARANSIISKA ISAGOO MACAARID AH KA MID NOQDAY( AXMED DIIDE).
maku qortay taariikhda SOMALILAND wasiiradii u horeeyey wax barashada  SOMALIYA MARXUUM AADEN ISAAQ,WASIIRKII DJIBOUTI U HOREEYEY PROFESSOR
SULIMAN FAREH LODOON. MA KU QORTAY TAARIIKHDII UGAASYADII SAMAROON,QARNIGII TOBNAAB, MAKU QORTAY DIINTA ISLAAMKU IN QARNIGII
KOOBAAD KA SOO GASHAY QAARADA AFRICA SAYLAC
MA KU QORTAY HESHIISKII U HOREEYEY MUSTACMARADII INGRIISKA EE 1884
EE GABABUURSI TREATY ee SAYLAC  GADABUURSI IYO INGRIIS KU KALA SAXEEXDEEN IT IS CALLED (GADABUURSI TREATY)
ABTI
XILKAAD SIDO IYO KHUDBADAHAAGU
WAA KAAF IYO KALA DHEERI.
WAA TOOSIN IYO WAX IS TUSAALAYEN WAA AMAR DIINIYA IN WAXA FIICAN LA IS FARO QALADKA LA IS TUSAALEEYO
WIXII AAD DHIB U ARAGTO CAFU WA MUSAAMAX.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI