Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyay Xarumo Gobolka Gabilay Ah Ballanqaadna U Qadimay.

(SLT-Gabilay) Wasiirka Maaliyada Somaliland, Mud. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa kormeeray xarumaha agoomaha iyo jeelka Gobolka Gabilay, Wasiirka oo uu kormeerkiisan ku wehelinaayay Badhasaabka Gobolkaas, wuxuu Wasiirku u sameeyay ballanqaadyo cusub oo uu ku tageeraayo xarumahaas. Kormeerkii Wasiirka iyo hadaladiisi hoos ka daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.