DAAWO: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degaanka Widh-widh

(SLT-Buhoodle) Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Cabdirashiid Qanbi ayaa lagu soo dhaweeyay degaanka Widh-widh iyo degaano kale oo hoos yimaada Gobolka Buhoodle. Hoos ka DAAWO.