Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Ee Dalka Ka Dhacday Maalinkii Isniinta

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay qaabkii ay dalka Somaliland uga dhacdo doorashadii madaxtooyada Somaliland.