Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiga Ka Socday Dalka Jabuuti.

(SLT-Hargaysa) Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland ahna ku simaha Wasiirka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Waftiga dalka Jabuuti ee booqashada ku jooga Somaliland, Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti iyo La taliyaha Madaxweynaha Dalkaasi ayaa soo booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta. Halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Mud. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan. Soo Dhaweyntii Waftigaas Hoos KA DAAWO.