Wasiir Cali Mareexaan waxaan leeyahay Xiqdiga iyo Qabyaaldda Bulshada kala dhex bax

Maalmahan u danbeeyay waxaan warbaahinta kala gadisan ku arkaayay

Abwaan Axmed Saleeban Bide Oo ka Cabanaaya Wasiirka Wasaarda Hawlaha

Guud Cali khadiija Ilma Saleeban Bide Oo ah Qoys Qarankan Magac wayn kuleh in Si, Xushma daran loolla dhaqmo wan ka xumahy

Cali Mareexaan Ninka la yidhaa Oo ah Wasiir Qabyaali ah Oo dhaqmaaya baryahan danbe Sidii Wiil Aabihii Boqor ka yahay Dalka Kibirka, Cunsurinimda , Aflagadadda Qaawan iyo dhaqano Somaliland ku

cusub Oo Cali Tuulo keenay

Shacbiga la yaaban Waxuu ka Samaynaayay Arintii Diyaarda ee Haweenlay

ay isku Qabiil ahaayeen Oo diyaarada laga reebay inuu isna intuu ka

dagay uu waliba damacsanaa inuu Adeegsdo Awood ka baxsan

ta,
Wasiirnimo

Sanad ka hor Qoyska Cabdirxaman Ducaale Alle haw naxariistee Gud

Horre Baanka dhexe Somaliland ayuu Guri Dawladu siisay ku Qabsaday

Cali khadiija inuu Caruurta Agoonta ah ku Qabsado (kottij) Guri Yar

Oo Dawlada Somaliland Siisay waa Cunsurinimo fool Xumadeedda ah .

Cali Tuulo haduu waxan usameeyo Involuntary Oo aanu is Ogay Dee

Odayaashiisu umadda ha ka qabtaan

Madaxwayna Somaliland Xaaji Axmed Silaanyo Waxan uso jeedinayaa inuu

Umadda ka qabto Qofka noocan oo kale ah

Aqoon Garaad Caqli Qofka waxuunba qabta Oo haga balse Ninkan badheedh

dhul Boob Aflagaado dheertu wadda Ceelka Burco ilaa Awdal ayu boobkisu gaadhay Xaaran lagma dhargo ilern .”Cajiib”!!!!

Mubaarik keyse Fooje

Email Mubaarikeldhag2@Gmail.com

Addis