Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Dhulka Oo Cadaysay Inay Dalka Ka Badbaadin Doonaan Boobkii Maayarada Magaalooyinka

(SLT-Hargaysa) Masuulinta Wasaarada Hawlaha Guud iyo Dhulka oo saxaafadda la hadlay ayaa bulshada u balanqaaday inay wax ka qaban doonaan awoodihii xad dhaafka aha ee Maayarada oo wasaaradu shaqadeeda Dastuuriga ah qabsan doonto. Hoos ka DAAWO.