Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Tacsi tiiranyo Leh U Dirtay Marxuum Jaamac Yuusuf Maxamud.

 Wasiirka wasaaradda  Caafimaadka ee JSL Dr. Saleebaan Ciise Axmed.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Marwo. Nimco Xuseen Qawdhan.

 Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka JSL Dr. Cusman Xuseen Warsame. Agaasime Waaxeedyadda kala duwan ee Wasaaradda, iyo Guud ahaanba Hawlwadeenadda iyo Shaqaale waynaha Wasaaradda Caafimaadka ee JSL.

waxay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee,   Marxuum Jaamac Yuusuf Maxamud.

oo ahaa shaqaalaaha wasaaradda caafimaadka kaasoo maanta oo ay bishu tahay 31/1/2015, lagu aasay Caasimadda Magaalada Hargeysa.

 tacsi1

waxaanay leeyihiin dhamaanteen samir iyo Iimaan Alle ha inaga siiyo Qoyska Qaraabadda Asxaabta iyo Guud ahaanba Intii uu Kabaxay Marxuunku.

Aamiin…Aamiin….Aamiin

Maxamed Faarax Axmed

Madaxa Isgaadhsiinta Adeegyada Caafimaadka Guud ee Aassaasiga ah ee

Wasaarada Caafimaadka.