War Deg-deg Ah: Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Saddex Mas’uul Oo Cusub

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magacaabay xilal cusub, waxaana xilalka uu magacaabay uu yahay saddex xil.

Halkan hoose ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska xisbiga WADDANI

Somalilandtoday/Hargeysa/Office