Waano Wasiir ………. W/Q: Baxnaan xaaji aden diiriye

Warbaan dee kuuhayaa

Waxbaan kuusheegayaa

Bal maqal waanadan wasiir

Wadaadkii Bile Raflee

Waayihii hore soo xukumay

Wuxuu umada uqabtiyo

Wanaagii uu gashaday

Wataa lagu soorayee

Dalkoodhan wareegayee

Wasiiradan la calmadow

Wakhtaa weli haysataan

Wuxuun umada u qabta

Hadii kale waxa martaan

Wadadii kuwi inagategiyo

Wuxuushtii nalagadiray

Weliba waxa dheer intaa

Walenadeewaamarteen

Dadkuna waa idineegayaa

W/Q: Baxnaan xaaji aden diiriye

haaheey@hotmail.com