waa laba nin oo maan guracan iyo xoog wax ku doona sharcigana aan garanayn

ASC waxaan dhagaystay hadalka ina cilmi rooble iyo ninka isna xoog la yiraahdo 

 waa laba nin oo maan guracan iyo xoog wax ku doona sharcigana aan garanayn 

ina cilmi rooble wax buu ka sheekeeyey wuxuna inoo shegay in mooshinkii 64 mudane

ansixiyeen uu ahaa mid mucaaridku watay inagoo og in ciro lahaa TAN MADAXWEYNAHA 

maqaal

 HA LASOO HOREYSIIYO UCIDNA DIIDANAA OO ISGU LAHAA MAR ha lawada qabto marna 

uu ciro raacayey labadaba hadba mid raacayey halka dawladu ka rabtay in mar la wada 

qabto iyadoo ka duulaysey xaga dhaqaalaha oo lacagta bixinaysey tan parlamenka tan 

kalena 30% ay bixinaysey iyadoo mooshinkii la keenay golaha oo ay yimaadeen dhamaan 

xubnihii waliba qoladii dawlada ee muxaafidku iyagoo aqlibiyada golha haysta sidaana 

markii codka lagu qaaday uu ku noqday mid meel mara isagoo gudoomiye ciro si cod yar 

oo uu indhaa ka gibidhsiinayo ku shegay inuu sidaa ku ansaxay isagu wuxuu jecelyahay 

kordhin waana sabata uu dabada u hayo kana waa mid ay soo macmaleen ugana jeedaan 

mudo kordhintaa waxanse shacabka u sheegaya inaanay waxba sasin hadiiba doorashada xiligeda la qaban 

waayo waxaa kordhayaa waa mudo yar LIX BILOODNA inagaga badan mayso ha maqlo waa 

la kordhiyey dawlada waxaa ka go,an dorasho dhacda shacabkana kalsoonidiisa way haystaan 

waana taas shacabka saliimka ah ee wa garanayaa ay u taagnaayeen soo dhaweynta madaxweynaha 

ilaa madaarka ilaa qasriga madaxtooyada shalay bay ahayd markii ay muraaradilaac aqsoobeen 

qaarna yiraahdeen soo dhaweyntii madaxweynaha waxaa ka muuqatay sidan iyo sidan 

waxaaba ka daran ninkan XOOG ee ah waxba yahay adeer waxaa la haystaa waa gudoomiye ciro 

waxa wax dhexyaaliina waa labada gole maxaa keenay madaxweynahaanu mooshin ka keenaynaa

waxan odhan lahaa keena mooshinka aadba ku quusataane kalsoonida mar labaad ha siiyaane 

tan cirona hala keeno oo ogolaada ilayn idinku maydin doodrane adiga iyo buubaaye waxaa dooratay 

82 xildhibaan waxaana odhan lahaa macaa ina cilmi rooble waad u simantihiin xilkee golaha ka daaya 

rabshada oo waajibkooda ha gutaan hore ciro wuxuu geliyey reer gudoomiye nimada oo wuxuu yiri 

kuwo kalaa laysku qabsanayaa cirooy reer kuma dooran HY KUMA WADA DOORAN qaar baa hadaba ku 

racsan qaarna waa ku diidan yihiin dadka kalena la mid ogolow in goluhu keeno mooshinkaaga una 

madaxbanaanow gudoomiye nimda xisbigaaga iyo musharaxnimadaada ama qof kale musharaxa ka dhig 

oo gudoomiyenimadaada hayso laakiin ninkii laba faras fuula ama dabada saara dabadaa qaraxda

bal aan eegno gorta aad qarxilahayd baa soo dhoowe waxana odhan lahaa ina cilmi rooble beentu waa xaaraan 

 ku lahaa qolaa halka gashay waty soo noqdeen labadii qoloba wuxuu ka dhigay inaanu midna racsanayn 

waana ninkii aynu ogeyn wuxuu shubaayey waa lays dilayaa qoryaa halasoo qaato halayska celiyo dawladan hj 

 waxaase ka daran shacabkan dhgaysanaya ee aan odhanayn waar naga daa badhadhaqda iyo waxbayhayda

SICIIDOOW -RASUULKEENU WAA NACDALAY NINKA BEENYA SHEEGA WUXUUNA YIRI -NACALATULAA CALAL KADAAB 

 NACDAL HA KU DHACDO NINKA BEENTA SHEEGA IMISA AAYAAD BEEN SHEEGTAA WALIBA GOOBCAD 

WAXAN LEE YAHAY MOOSHINKAA AAD KA HADASHAY CODKII IYO HADALKIBA WAA LA HAYAA WAXA MUCAARIDKU 

RABAY IYO WAXA DAWLADU RABTAYBA MARKAA WAXAAD TAHAY BEENAALE -KADAAB -ANIGAA KU ODHANAYA

 LAAKIIN KUMA NACDALAYO WAAYO RASUULKEENII NNKH AYAA NACDASHIISII KUGU DHACAYSAA ADIGANA MAAHA 

WAA QOFKASTA OO BEENSHEEGA MID MUCAARID AH IYO MID MUXAAFID AH boobaa isna hada ka hor yiri diiwaangelintu 

kama socoto hargeysa maalintii danbe ayaan daawaday iyadoo dhamaan goobaha caasimada safaf dhadheer loogu jiro 

markasaan idhi waar ninkii lahaa xarunta shaqaalaa laba qof ma joogto muxuu ahaa subxaanalah igama ahayn boobe 

nacayb waxan jecelahay wanaaga dalka wax muuqdana la sheego dhaliil muuqata markaas miyaanu beenaale ahayn 

sidaan ku rumaysanayaa mar kale shalayna wuxuu lahaa ma qolada shirkoodii qabsan weydaa dal lagu aaminayaa

hadal xumada iyo xikmad yaraanta ayaaba u daran qofkuna is leeyahay wax dheh ama wax baad sheegatay walee 

hestiisiibaa haysta haduu muraaradilaac asqoobay isagii baa isu heesay boobow hestaadaa ayaan kuu soo ditrayaa 

 boobow is dhagayso oo siyaasada waa lagu kala adkaadaayey qoladan sidan waxba kaga helimaysaane suga ayaantiina

    tuse .toosiye-tilmaame

xudun .sool.sland 

jama adan mire

wa bilaahi tawfiiq — shar ilaahow naga hay khayr ilaahow na sii 

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..