DAAWO: Maxaad Ka Ogtahay Siyaasiga Cuqubadii Laga Galay 60-sanno Ka Hor Ay Ilaa Hadda Somaliland Haysato. +Madaxweyne Cigaal Oo Sharxaaya

(SLT-Burco) Somaliland oo markii xorriyadeeda uu siiyay Ingiriisku ay aqoonsadeen 33-wadan oo Qaramada Midoobay ka tirsan, ayaa waxa la tilmaama inay iska diideen shacabkooda iyo siyaasiyiintuba tallo uu wakhtigaas soo jeediyay siyaasi kamid ahaa siyaasiyiintii doorka wayn ku laha wixii socday wakhtigaas. Haddaba warbixintaas. Hoos ka DAAWO.