DAAWO: Urur Lagu Magacaabo Samo-Talis Oo Ay Ku Midoobeen Mujahidiintii SNM Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Burco.

(SLT-Burco)Urur Samo Talis loo bixiyay oo ay ku midoobeen Mujahidiintii ururkii xaqu dirirka ahaa ee SNM, ayaa lagaga dhawaaqay xarunta Gobolka Togdheer ee Burco. Wanqalka ururkaas oo Munaasibaad loo qabtay Hoos Ka DAAWO.

   Cadnaan MiyaamI

Somalilandtoday/Burco/Office.

Email:Mayaamift2@gmail.com