Tolow Muuse Biixi Muxuu Jabuuti Ka Soo Faa’iiday..?.

Tolow Kornayl Muuse Biixi Dawlada Jabuuti mawuxu Kalasoohadlayaa Inay Dawlada jabuuti Faraha kalabaxdo Arimaha Somaliland Ee Ay sidaxun lugta Uguwalaaqdo, Mise Wuxu Kalahadlidoonaa Danihiisa Gaarka Ah iyo Danta beeshiisa iyo Inuu U dhagonuglaandoono Danaha jabuuti.

Waxakale Oo Layswaydiinayaa Tolow Muuse Biixi Madaxweynaha Jabuuti Mawuxu_kasooqaadanayaa Cashar kusaabsan Sida Aan kursiga Loogadagin marka aad Madaxweyne Noqoto Iyo Sida Distoorka Dalka Loobabadalo Ee kolba sidaad Jeceshay Loogadhigto.

Waxakale Oo layswaydiinayaa Tolow muuse Biixi Xuduudka Somaliland Maruun Taar makusoowareejindoonaa, Madaama Oo xuduudka somaliland inbadan muran kujiray, Muuse Biixina Uu yahay Nin Aqoon U leh Qaabka ciidannimo Ama Sida Wax Laysagaceliyo.

xasankaruur55@gmail.com