Togdheer Oo Siweyn Looga Tageeray Murrashaxnimada Golaha Wakiilada Ee Saxafi Muniir Axmed Cigaal.+SAWIRRO

 

(SLT-Burco)Gobolka Togdheer oo kamid ah Gobolada ugu saamaynta badan Somaliland dhinaca siyaasadda, ayaa siweyn looga tageeray Murrashaxnimada Wariye Muniir Axmed Cigaal, oo dhawaan laysku raacay inuu kamid noqdo Murrashaxiinta Golaha Wakiilada ee Gobolka Saaxil.

12903655_1707060139567295_960488116_o 12947086_1707060119567297_635780412_o 12919110_1707060149567294_1630462856_n 12919130_1707060016233974_754799054_n 12921006_1707060746233901_746108144_n 12899978_1707060096233966_2106288382_n

Cuqaasha, Odayaasha, Waxgaradka iyo aqoonyahanka Beesha Abokor Axmed oo kamid ah Beelaha Axmed Faarax Habarjeclo, ayaa shir weyn oo ay ku qabteen Magaalada Burco waxay ku shaciyeen inay si midaysan u taagersan yihiin Murrashaxnimada Muniir Axmed Cigaal, ayna hanbalyey nayaan, wax kastana la garab taaganyihiin.

12903655_1707060139567295_960488116_o 12910061_1707060792900563_546740377_n 12922136_1707060872900555_2073515431_o 12939164_1707060849567224_923205584_n 12922136_1707060872900555_2073515431_o

Sidoo kale waxay Waxgaradkani siweyn ugu mahad naqeen, Odayaasha, Guddida iyo Dadka degaanka Saaxil ee isku raacay inay si midaysan ugu soo sharaxaan Muniir Axmed Cigaal, inuu kamid noqdo xubnaha Doorashada Wakiilada ka tartami doona Gobolka Saaxil.

12903655_1707060139567295_960488116_o

Shirkan oo ahaa kii ugu ballaadhna ee bilihii ugu danbeyay ka dhaca Magaalada Burco, wuxuu muujiyay tageerada miisanka leh ee Saxafi Muniir Axmed Cigaal ku dhex leeyahay bulshada.

Hoos Ka DAAWO Hadaladii Shirkaas Oo Dhamaystiran.

Somalilandtoday/Burco/Office.