Tirada Ugu Badan Wasiirada Xukuumadda Muuse Biixi Oo La Ogaaday Inay Ka Yimadeen Waddamada Yurub Iyo Maraykanka.

(SLT-Hargaysa) Liiska Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la ogaaday inay haystaan Baasaboooro ajaanib Ah isla markaana ay ka yimadeen waddamada Yurub iyo Maraykanka badankoodu. Hoos kaga bogo magacyadooda.