Tijaabo doorasho hordhac ah oo loo qabtay 3da xisbi qaran

Group aqoonyahano hayad maxali ah oo muddo bil ah gaaf wareegayey dhamman gobolada dalka si ay u soo dersaan taageerada axsaabta qaranku ku leedahay bulshada reer somaliland dhexdeed aya waxay sheege in haddi maanta ay dhacdo doorashada somaliland ee parliamentary ga iyo Madaxtinimaduba ay sidan u dhacayso.

index

1- Awdal 100 qof
UCID 20%
KULMIYE 65%
WADANI 15%

2- Gabiley 100

UCID 14%
KULMIYE 73%
WADANI 13%

3-Maroodijeex 100 qof

UCID 15%

KULMIYE 60%

WADANI 25%

4- Saaxil  100 qof

UCID 20%
KULMIYE 70%
WADANI 10%

5- Toghdheer 100 qof

UCID 9%

KULMIYE 68%

WADANI 23%

6- Sool 100 qof

UCID 12%

KULMIYE 75%
WADANI 13%

7- Sanaag 100 qof

UCID 10%

KULMIYE 63%

WADANI 27%

Total votes wuxuu noqday sidan

100 cod UCID oo u dhiganta 14.5%

474 cod KULMIYE oo u dhiganta 67.5%

126 cod WADAI oo u dhigata 18%

arintan waxaa juhdi ku bixiyey hayadan maxaliga ah oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yidhaahdo QCB qiyaasta codbixinta bulshada.

Hope Somaliland soon get recognition .

Cabdalle Sahal