Taliyaha Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dhallinyaro la XidhXidhay iyo Fariinta Sannadka Cusub

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Ka Hadlay Dhallinyaro falal amni daro ka sameeyay Gudaha Caasimada Hargaysa halka uu Sidoo kalena Fariinta Sannadka Cusub ee 2015 u diray Shacabka Somaliland.