Tahniyad Ku Socota Mustafe Xasan Maxamed Iyo DAHABO XAAMUD.

TAHNIYAD MEHER

KzKFkc_DRXIecVe4Iga9PsKyc-nxnLeAgFMvFhHAeLGJN0816wxNYkpRTzCdnIXpO_kZL917bglYPE1ITWcsAcxNfpCnVk8LAsixlflKskoQEpzFxbHYu7k=w591-h443-nc

 

QASIM AADAN SALEEBAAN IYO REERKIISA; AABE XAAMUD MOHAMED IYO REERKIISA; MOHAMUD HUSEIN ADEN (JUBAAKE) XAASKIISA IYO CARUURTIISA; NUURA JAMA BARE IYO CARUURTEEDA; DR ABDULLAHI SHIRWAC IYO DHAMAANBA REER SHIRWAC; HOOUO SUREER CAREEF IYO DHAMAANBA ILMA HASSAN MOHAMED IYO REERAHOODA; NUR ABDULLAHI AW-HASAN IYO REERKIISA; AHMED A/KARIM JAMA IYO REERKIISA; OMAR SALEEBAAN IYO REERKIISA; A/RAHMAN JAMA BARE IYO REERKIISA; CARTE JAMAC BARE IYO REERKIISA; SHUKRI JAMA BARE IYO REERKEEDA; CANAB JAMA BARE IYO DHAMAANBA REER JAMA BARE ASXAABTOODA IYO QARAABADOODUBA WAXAY TAHNIYAD DIIRAN U DIRAYAAN MUSTAFE HASSAN MOHAMED IYO DAHABO XAAMUD MOHAMED OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA LONDON. WAXAAN ILLAHAY UGA BARYAYNAA GURIGII LA NASTO EE LAGU NAGAADO IYO INUU ILLAHAY UBAD BAARI AH SIIYO.

 

AAAAAAMMMMMMIIIIIIINNNNNNN