TACSI

TACSI

Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarka – Somaliland oo ka hadlaya afkiisa, ka Akaademiga Nabadda iyo Horumarka iyo dhammaan hawl-wadeennada ka hawlgala Akaademiga Nabadda iyo Horumarka, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Caasha Xasan Xiis ay Ayeydeed Marxuumad Xaawa Ducaale Xirsi oo shalay shil baabuur ugu geeriyootay magaalada Hargeysa. Marxuumadda waxay Illaahay uga baryeyaan inuu Illaahay Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii, Ehelladii iyo dhammaanba asxaabtii ay ka geeriyootayna Illaahay samir iyo iimaan innaga wada siiyo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

 

download (10)

 

Mohamed Abdillahi Abdi

Audio Visual Unit Assistant

The Academy for Peace and Development

Hargeisa, Somaliland

Mobile: 0634421181