Tacsi Marxuun Yusuf Cawed CALI oo ku Geeriyooday Burco. INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.

hamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Yusuf Cawed Cali ,anagoo ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u diraynaa marka hore dhamaan Qoyska Reer Yusuf Cawed  gaar ahaan Marxuunka Caruurtiisa oo aanu ka tacsideynayno Geeriddaa Abahood  Marxuun Yusuf Cawed Cali oo  ku geeriyootay Magaalada Burco /maanta  Axadda 12-10-14.

TACSI 13

  Dhamaan ehelada  iyo qaraabada  hoos ku xusan   ,iyagoo ka  tiraanyaysan  geeridaasi timi waxay tacsi u dirayaan Qoyskaasi Reer Yuusuf Cawed Cali  Gaar ahaan Caruurtiisa  oo aanu ka tacsideynayno  Geeridaa  Abahood Marxuun Yusuf Cawed Cali oo ku geeriyooday Burco Maanta Axada 11/10/14 . waxaanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka siiyo Marxuunka , marxuunkana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

 

1- Cabdi Cawed cali Iyo Qoyskiisa

2- Keyse Axmed Cawed Iyo Qoyskiisa..

3-Idiris Axmed Cawed Iyo Qoyskiisa..

4- Faarax Haybe X.Abdi Iyo Qoyskiisa.

5- Adan Yusuf Elmi Iyo Caruurtiisa .

6- Farduus Axmed X.Diiriye Iyo Caruurtooda.

7- Muuse Nuur (Qoor-ubaxay) Iyo qoysaskiisa.

8- Keyse Biixi Ismaciil iyo Qoyskiisa. .

9- Caydiid Maxamud Ciise Iyo Reerkiisa .

10- Khadar Yusuf Elmi Iyo Reerkiisa.

11- Maxamed Xaaji Diiriye Iyo Caruurtiisa.

12- Cabdi Yusuf Elmi Iyo Qoyskiisa.

13- Maxamed Nuur(Cimraan) Muuse iyo Qoyskiisa.

14-Farax Nuur Cibraan  Iyo Dhamaan Qoyska Reer Nuur Cibraan.

15-Daahir Xasan Jaamac Iyo dhamaan Qoyska Reer daahir Xasan.

16-Axmed Nuux X.Maxamed Iyo Qoysaskiisa .

17-ShugrI Cabdi Cawed iyo saygeeda iyo caruurteeda.

18. Maxamed (Kili)Axmed X.Adan iyo qoyskiisa.

19.Cismaan Cabdi X.Maxamud iyo qoyskiisa .

20-Abdi-aziis salebaan Cali Liibaan.

21. Hinda Cabdi Xasan iyo dhamaan Qoyska Reer Cabdi Xasan max,ed

22-Adan Nuux Xaaji Maxamud  iyo dhamaan reer nuux X.Maxamud

23. Feysal Yuusuf Elmi Iyo Qoyskiisa.

24. Cabdi Axmed Xaaji Diiriye Iyo qoyskiisa..

25.Maxamud X.Xasan Geele Iyo Qoyskiisa .

26.Qoyska Reer Cabdi X.Xasan X.Cabdi iyo Hooyadood Safiya.

27.Aamina X.Haybe Cabdi Iyo Caruurteeda.

Marxuunkaa waxaanu ILLAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Adan Yusuf Elmi , B,ham UK.