Tacsi Marxuun Muuse Cabdi Jaamac oo ku Geeriyooday Hargeysa.

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.

 

  Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Muuse Cabdi Jaamac ,anagoo ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u diraynaa marka hore dhamaan Qoyska Reer Cabdi Jaamac  gaar ahaan Marxuunka Walaalkii Cali Cabdi Jaamac (Cali Xiis) oo aanu ka tacsideynayno Geeriddaasi Walaalkii  Marxuun Muuse Cabdi Jaamac oo  ku geeriyootay Magaalada Hargeysa maanta Duhurkii Salaasa ahayd Bishuna 14-10-14

    Dhamaan ehelada  iyo qaraabada  hoos ku xusan   ,iyagoo ka  tiraanyaysan  geeridaasi timi waxay tacsi u dirayaan Qoyskaasi Reer Cabdi Jaamac (Cali Sacad Iyo Cabdilaahi ) Gaar ahaan Cali Cabdi Jaamac (Cali Xiis) oo aanu ka tacsiyadeynayno walaalkood Marxuun Muuse Cabdi Jaamac oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Maanta Salaasa ah Bishuna 14/10/14 . waxaanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka siiyo Marxuunka , marxuunkana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

tacsi11

 

1- Eng, Axmed Cali Caynaba Iyo Qoyskiisa

2- Mustafe Adan Shanle Iyo Qoyskiisa..

3-Fariid Diiriye Nuur Iyo Qoyskiisa..

4- Cabdale Siciid Dalmash Iyo Qoyskiisa.

5- Adan Yusuf Elmi Iyo Caruurtiisa .

6- Cismaan Diiriye Wersame Iyo Caruurtiisa.

7- Cabdirashiid Xasan Shire Iyo qoyskiisa.

8- Maxamed Ismaciil (Ina Direys) iyo Qoyskiisa. .

9- Maxamud Dhalanteed Iyo Reerkiisa .

10- Cali Ciise Iyo Reerkiisa.

11- Cali Jaamac Diiriye Iyo Caruurtiisa.

12- Ibrahim Saleban (Siimbe) Iyo Qoyskiisa.

13- Cumar Cabdilaahi Yaasiin iyo Qoyskiisa.

14-Cabdikhalaq Maxamed Sh.Cisman nuur  Iyo  Qoyskiisa.

15-Caasha Wacays iyo Caruurteeda.

16- Cabdiraxman Al-maas Iyo Qoysaskiisa .

 

     Marxuunkaa waxaanu ILLAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 

Adan Yusuf Elmi , B,ham UK.