Tacsi Ku Socota Ehelada Marxuumad Cibaado Nuur Dubad

Axmed Cumar Caddaani (Axmed Shaafi), Cabdiqaadir Aaden Carab, Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Khaalid Sacad Muuse, Eng. Maxamed Jaamac (Xato), Eng. Colaad, Cabdi Axmed Ibraahim, Khaalid Sacad Muuse, Ismaaciil Maxamed Cakule, Khadar Maxamed Cakule, Siciid Cawil Axmed, Xasan Banaraama, Cali Xasan Sugule (Cali Dheere), Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cawaale Muxumed Faarax, Axmed Xuseen Warsame, Maxamed Cali, Xasan Ismaaciil Ducaale (Shaah)

Tacsi

iyo dhammaan bahda saxaafaddu waxay Tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraamadii ay ka baxday Marxuumad Cibaado Nuur Dubad, oo Maanta Ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxayna Si Gaar Ah Tacsidaasi ugu dirayaan Saaxiibkood Mowliid Cumar Kibaar oo ay ahayd Hooyadii. Waxayna leeyihiin ILAAHAY Janadii Fardowsa haka Waraabiyo, Ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdeyna Samir iyo iimaan haka siiyo..Aamin…Aamin