TACSI

Dhammaan asxaabta Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi u dirayaan Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye oo Awowgii geeriyooday:-

Muniir Axmed Cigaal, Cabdiqaadir Aaden Carab, Jaamac Aaden, Khadar Xasan, Maxamed Aaden, Xasan Jibriil, Maxamed Faarax Qoti, Siciid Sheekh Maxamuud Daahir, Barre Maxamed Cabdillaahi, Saleebaan Cabdi Cali, Saleebaan Ibraahim Xaashi iyo Dhammaan Asxaabta Warbaahintu waxay Tacsi u dirayaan Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, oo Awowgii Cabbeeya Isaaq shalay geeriyooday, waxayna Leeyahay ILAAHAY Marxuumka Jannadii Farduusa haka Waraabiyo, Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxeyna Samir iyo Iimaan Haka Siiyo….Amiin…Amiin

Tacsi

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN