Sorry Cali Guray sawkaa ku hor kufay mj. Muuse Biixi. Qalinkii: Dr. Abdinasir Ismail Nor.

Cali Guray halkii uu uga raadin lahaa Bulshadda Reer Somaliland Taageera’yaa Gobal kasta, Dagmo kasta Xisbiga kulmiye ayuu ku hor kufay MUj. Muuse Bixi Abdi markii uu saftay Ciyaartii Siyaasadda ee ka dhacaysay Magalada Berbera Muj. Cali Guray waa fashilamay oo Qabyaaladda ayuu kula dhex dhacay Reer Berbera iyo taasoo marnabaa aan u fiicnayn wadda jirka Somaliland balse waxaa laga sugayay inuu soo bandhigo Barmaamushka siyaasaddeedka Xisbiga Kulmiye ka Ibinayo waayo KULMIYE. WADDANI & NEW-UCID waxay ku kala kala dooranayaan faa’iidada badani ku jirto, khasaaruhuna ku yar yahay Balamahana aan kaga ayaa ka dhex Shacabka Asxaabta waxaan kaga baxayaa

Abwaan Suldaan Timacade ALLeh u Naxariistee waxuu yidhi:-

v Dugsi

malaha Qabyaaladi

v Waxay Dumso mooyee

v Hadaynaan xumaata iyo

v Dilka iyo Daynin kala Qaadka

v Dabadaan ka joognaa

v Sharciga iyo Daacada ILaahe

v Dabarkeedu waa Jahanaba Iyo

v Dogobkii naareed .

drnasir908@gmail.com