Sooyaalkii & Sagootigii Xisbiga Taladda Haya ! W/Q Axmed Cabdi Cali

Sooyaalkii tariikheed ee xisbiga taladda hayaa, waxaa mudadii uu xilka hayey caadaystay falal fawaaxish iyo fasahaadba u horseeday shacabka, lidina ku ah dal islaama. Ixtiraamina waayeen calanka tawxiidka ee dushoodda sudhan. Xisbiga noocan ku sifoobay oo aan daahirka ahayn .mana-istaahilo in loo sadqeeyo kursiga amase ku hamiyaanba. Waxaa la gaadhay xiligii calankeena tawxiidka ah iyo camalkeena aynu iswaafajin lahayn.

Waxase ayaan darro iyo indho-adaygba ah, inay umadda soo hor istagaan oo ay cod-waydiistaan kuwii u liitay. Waa hubaal inay umadda seejinayaan aakhiradooda. una soo tafo-xaytaan inayhalagaan Dal-dalan umadda  . boob hanta umadeed ,waxaa la yidhi gacanta hadii la-jaro gumadkaa dhaq-dhaqaaqa.

Waxaa marag madoon ah, sideedii sano ee xukumadda kulmiye taladda haysay, inay
ku xadgudubtay, diinta , daqanka, iyo akhlaqda umadda Somaliland ee ku abtirsata  Ehlu baydka.

1.    Gunter Pischof Albert. Waxaa uu filimo fawaaxish (pornography). Balse lacag lagu badashay siidayntisii. Dhaqanku wuxuu ahaa in ma.gta hablaha laga qaado ugu yaraan. Jan 13, 2011.Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo xukuntay nin u dhashay Jarmalka

2.    Waxaa madaxtooyadda Somaliland lagu casuumay khaniiskii waynaa May 1, 2016.Somaliland:Gay Activist Anderson Cooper invited in Somaliland https://africanpress.wordpress.com/…/cnns-anderson-cooper-declares-he-is-gay-more

3.    Waxaa iyana lagu casuumay Somaliland Bandhigii buugta habartii Jude Kelly.ee u ololay jirtay dumarka inay isguursadaan, iyo waxa isku jinsi ahiba. Somaliland: Campaigner of lesbian Rights Was Invited Hargeisa www.sayruuq.com/somaliland-campaigner-of-gay-rights-was-invited-hargeisa-interna..

Aug 7, 2015 – “Founder of WOW and Director of Southbank Center Jude Kelly advocates same sex marriage”. International Book Fair is a annual festival.

 

4.    Hargeysa:Dhallinyaro Ka Baxday Diinta Islaamka Oo Qaatey Diinta Kiristanka.balse hayadihii maal-galinayey aan lawajihin. Dhibanihii danyarta ahaa, fakhriga awgii looga faaiidaystay.

Waaheen Media Group » Hargeysa:Dhallinyaro Ka Baxday Diinta waaheen.com/…/hargeysadhallinyaro-ka-baxday-diinta-islaamka-oo-qaatey-diinta-kiri…Published by Waaheen Media on July 14, 2016

5.    Kornaylada Kulmiye Oo Quraarado Khamri Ah Lagu Qaabilay Markii baligubadlemedia.com/…/kornaylada-kulmiye-oo-quraarado-khamri-ah-lagu-qaabila…Mar 14, 2017 – Labada Kornayl Ee Hogaamiya Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Shalay U Dhoofay. Buldhadii oo dhabono hays, fajac iyo amakaag ku dhacay. Markii danbena facebook-kusoo xaysiiyeen.

https://www.facebook.com/musebiihi/photos/pcb.1438262936236465/1438262909569801/?type=3&theater

 

 

 

 

 

6.    Government clarifies stance on reopening of Hargeisa Catholic church …

www.thenational-somaliland.com/…/government-clarifies-stance-reopening-hargeisa-…

Jul 31, 2017 – The Constitution doesn’t allow any religion other than Islam to be promoted in …. HARGEISA – The Government of Ethiopia congratulated.

 

Xumaantii ayaa isa soo tilmaamtay. Fadlan  fawaaxishka iyo fasahaadka tol iyo tageero ha u noqon. Akhiradaada u tudho.

 

Machadka Horimarinta Siyaasadda Somaliland

Center for Somaliland Political Progress

 

Ahmed Ali Abdi

 

sareecan@gmail.com